Muuse Biixi oo sheegay in DF ay Somaliland ku soo qaaday dagaal diblomaasiyadeed

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aqoonsiga dowladnimo ee caalamku siiyey qeyb ka mid ah Somalia uu noqday hub lagula dagaalamo Somaliland. Muuse Biixi ayaa hadalkan ka jeediyey munaasabadda furitaanka shirka afraad ee xisbiga Kulmiye oo ka dhacday magaalada Hargeysa. “Somaliland waxay si cad ugu sheegeysaa beesha caalamka oo dhan iyo cid kasta … Continue reading Muuse Biixi oo sheegay in DF ay Somaliland ku soo qaaday dagaal diblomaasiyadeed